Taliyaha Ciidamadda Xooga oo maanta gaaray magaaladda Kismaayo

Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod Taliyaha Ciidamadda xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose oo deegaano u dhow ay ku dagaalameen Ciidamada dowladda iyo Al-Shabab.

Taliye Gorod ayaa u sii gudbay Xerooyin Ciidamadda Dowlada ay ku leeyihiin duleedka Kismaayo iyo Furumihii lagu dagaalamay.

Taliye Gorod oo Kismaayo dib ugu soo laabtay oo hadda Madaxtooyadda Maamulka Jubbaland kula Shirsan Madaxtooyadda Maamulkaas

Share This Post

Post Comment